To be silent is to be complicit!

English

Dear Somalis, International community, donors, NGOs

 At a prayer and remembrance meeting, Prime Minister Roble spoke about the late MP Amina Mohamed, who was brutally assassinated on Wednesday, 23rd March 2022, at Beledweyne, Somalia. Prime Minister Roble confirmed that he has evidence that implicates very senior government officials linked to the Presidents office in the involvement of the callous murder of MP Amina Mohammed.

 We speak on behalf of the Somali people and strongly urge all that have a vested and legitimate interest in Somalia to immediately commence an independent inquiry into this matter without fear or favour. The recent revelations from the Prime Minister cannot be ignored and must garner the attention and reaction of the international community. Urgent positive action is required to maximise the opportunity to secure evidence before it is lost, tampered with or destroyed.

 TO BE SILENT IS TO BE COMPLICIT

 Somalian

Soomaaliyeey, Beesha Caalamka, Deeq bixiyayaasha, NGO-yada

Kulan duco iyo xusuus isugu jira ayuu Ra’iisul Wasaare Rooble kaga hadlay Marxuum Xildhibaan Aamina Maxamed oo Arbacadii 23-kii March 2022 si fool xun loogu dilay magaalada Beledweyne ee dalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa xaqiijiyay in uu hayo cadeymo muujinaya in mas’uuliyiin aadka ugu sareysa dowladda oo xiriir la leh Madaxtooyada ay ku lug lahaayeen dilkii foosha xumaa ee loo geystay Xildhibaanad Aamina Maxamed.

 Waxaan ku hadlaynaa magaca ummadda Soomaaliyeed, waxaanan si adag ugu baaqaynaa cid kasta oo dano gaar ah ka leh oo Soomaaliya u danaynaysa inay si degdeg ah u bilaabaan baaritaan madax-bannaan oo arrintan ku saabsan iyadoon cabsi iyo eex lahayn. Waxyaabihii ugu dambeeyay ee ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha ayaan la iska indha tiri karin, waana in ay kasbadaan dareenka iyo falcelinta beesha caalamka. Tallaabo togan oo degdeg ah ayaa loo baahan yahay si loo kordhiyo fursadda lagu xaqiijinayo caddaynta ka hor inta aan la lumin, la faragelin ama la burburin.

Aammusnaan waa oggolaansho


Italian

Cari somali, comunità internazionale, donatori, ONG

In un incontro di preghiera e commemorazione, il primo ministro Roble ha parlato della defunta parlamentare Amina Mohamed, che è stata brutalmente assassinata mercoledì 23 marzo 2022 a Beledweyne, in Somalia. Il primo ministro Roble ha confermato di avere prove che implicano alti funzionari governativi legati all'ufficio del presidente nel coinvolgimento dell'insensibile omicidio della deputata Amina Mohammed.

Parliamo a nome del popolo somalo e sollecitiamo vivamente tutti coloro che hanno un interesse legittimo e acquisito in Somalia ad avviare immediatamente un'indagine indipendente su questa questione senza timore o favore. Le recenti rivelazioni del Presidente del Consiglio non possono essere ignorate e devono attirare l'attenzione e la reazione della comunità internazionale. È necessaria un'azione positiva urgente per massimizzare l'opportunità di mettere al sicuro le prove prima che vengano perse, manomesse o distrutte.

 ESSERE SILENZIOSI È ESSERE COMPLICI



#Hope-#Peace-#Security

#AbshirFerro2022

#somalia

#OneManOneVote

#Rajo-#Nabad-#Amni

#mogandisho

#Speranza - #Pace - #sicurezza

#Somalia

#UnUomoUnVoto

#mogandiscio

#strongertogether

#eu

#europeanunion

#partitodemocratico #governoitaliano

#presidentedellarepubblica

#politicaitalianail

#democrazia

#riseandshine

Previous
Previous

We have to stand for Somalia to free them from corruption & unfair legal system!

Next
Next

It was a dark day for what occurred yesterday at Aden Adde International Airport!